Nin ka badbaaday weerarkii New Zealand laguna dilay Xaaskiisa oo cafiyay Dilaaga ! (Sawirro)

Farhid Axmed oo 50 sano jir ah ayaa ka mid ahaa Dadkii ka badbaaday weerarkii jimcihii lasoo dhaafay lagu qaaday Masjidka al Al Nour ee magaalada Christchurch, hasa ahaatee ninkan ayaa weerarkaas ku waayay  Xaaskiisa Husna uu aad u jeclaa. Farhid Axmed oo ah Nin Curyaan ah oo ku socda gawaarida Curyaamada ( wheelchair ) … Continue reading Nin ka badbaaday weerarkii New Zealand laguna dilay Xaaskiisa oo cafiyay Dilaaga ! (Sawirro)